Quality bservation Dailynews Around the world Latest (QDAL)

QODALMEDIA

 

 

  

 

 
Setting " homepage"                                                                                                                                                                              go to the Tools then select/thick campatibilty view

QODALMEDIA

 

 04:00 GMT

11:00 GMT

  14:00 GMT

 18:00 GMT

 

 ..........6:30AM

 ..........4:00PM

 ..........7:00pm

 ..........8:00PM

 Radio Hargeysa

 Radio Horyaal  

 

 

INTERNATIONAL TV WATCH

 
 

  

  

   

Audio & Video Links
TV S/Land Europe
TV Slandinterantional
Radio Somaliland
Radio Sahan
Radio Warsan
Radio Hadhwanaag
Radio Xoriyo
Radio & TV Djibouti
Somali Radio (USA)
Sagal S. Radio

QODALTV

 

  

 

Kulmiye Party    
Ucid Party           
Udub Party

C/lahi suldan Timacade
 

EDUCATION 

 Hargaysa University      
  
Amoud University   
  
Hargeisa College
 

Dhaqanka/Sugaanta/Somaliland

CLICK ON Chat 


 

    

    HARGEISA WEATHER

 

 





 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

Thursday 20 Jan:  2011   Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

  

Xukuumada Cusub waxay dib u eegaysaa manhajka waxbarashada ee dalka oo ay ka maqan tahay taariikh badan.Wasiirka waxbarashada iyo  Dawlada kumaal gaadhka Soomaaliya oo Jabuuti kaga qeybgalay xaflad tababar loogu furayay Ciidamo ka tirsan Dowladda SoomaaliyaMunaasabada balaadhan oo laguna soo dhaweynayay wasiiirka Waxbarashada ee iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zamzam Cabdi Aadan, ayaa ka dhacday magaalada London galabnimadii Sabtidii ee bishu ahayd 15-ka ,Jan,2011,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)+sawiro

 

Tuesday 11 Jan:  2011   Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

   M/weyne Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar Shaqo ku tagay Magaalo xeebeedka Berbera iyo Habeenkii Abwaan/Murtiile/Majaajiliistaha Wayn Ee Boon Xirsi Iyo Magaalada London.Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo ayaa Safar Shaqo ku tagay  Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera ,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)+sawiro

 

Sunday 08 Jan:  2011   Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Madaxweynaha JSL Mudane: Ahmed M.M. (Siilaanyo)waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka Socda Dalka SucuudigaMadaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka Socda Dalka Sucuudiga (waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

 HAPPY NEW YEAR 20111   Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Sidee looga xusey sanadka cusub dhamaan dunida oo dhan Happy new year 2011 wadamada ugu xuska fiican daawo sawirada + video.Sanad waliba hoodiyoo hawl iyo dhibaatiyo wuxuu haddimo leeyahay waa laga helaayoo hadhow lagu xasuustaa kii noo hagaage noqo loo han weynyahay kii noo hagaage noqo loo han weynyahay aamiin aamiin.

  

Wednesday 29 Dec:  2010   Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Dowladda iraan oo shaaca ka qaadday in colaadda ka taagan Soomaaliya ay ka dambeeyaan dalalshisheeye.Xisbiyada Mucaaradka oo Madal Furan Isku Waydaarsaday Weerar iyo Difaac Siyaasadeed.Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Iiraan, ayaa sheegay in colaadaha ka taagan dalka Soomaaliya ay salka ku hayso faragelin ay dalal shisheeye ah ku hayaan, waxayna mas'uuliyiintu daboolka ka qaadeen inay hayaan caddeymo ku saabsan faragelinta lagu hayo Soomaaliya,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Wednesday 22 Dec:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Tababarka Shirkadda Ajaanibka ahi ka Wado Puntland iyo Qorshe Dawladda Sheekh Shariif la Maagan Tahay Somaliland . Madaxweynaha jabouti oo la kulmey wasiirka arimaha dibada ee jaban.iyo Golaha Wakiillada oo Dacwad u Gudbiyey Maxkamada Sare ee Somaliland.new.gif (282 bytes)Xogo caddaynaya dhaqaalaha lacageed ee ku baxaya hawlgal shirkad calooshooda u shaqaystayaal ahi ku tababarayso maleeshiyaad reer Puntland ah iyo weliba shirqoollo dahsoon ka dhan ah madaxbannaanida Somaliland oo ay wado dawladda Sheekh Shariif, ayaa si cad u soo ifbaxay,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Monday 12  Dec:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Wasiirka Duulista Hawadda oo Sheegay in Dib loo Furayo Madaarka Kala-baydh iyoDiyaarad sharci daro ku soo fadhiisatey madaarka hargeysaiyo Soonoqashada Siilaanyo iyo nuxurka ku duugan(Wasiirka duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in madaarka Kala-baydh oo ay dib u furayaan ay rajaynayaan inuu noqdo madaar isku xidha ganacsiga dalalka Somaliland iyo Itoobiya(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Monday 05  Dec:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 DSC00004DSC00045Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka socda Hay’ada Qaramada Midoobay UNHCR iyo Cabdicasiis Samaale oo ka Dhawaajiyey in aan la Beddeli Karin Xeer-hoosaadka Golaha(SAYLICI) Waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminaayo MR. ANTONIO GUTERRES oo ah Sarkaal ka socda Hay’ada Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxoontiga Aduunka ee UNHCR ,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Wednesday 01  Dec:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Mooshin Xilka Lagaga Xayubinayo Shirgudoonka Wakiilada Ciro Iyo Samale +Maqal ciro wareysinew.gif (282 bytes)Mooshin xilka lagaga xayuubinayo shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland Guddomiyaha C/raxmaan Maxamed C/laahi (Ciro), guddoomiye ku xigeenka kowaad C/casiis Maxamed Samaale(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Saturday 27  Nov:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Somaliland Waa Xidig ka Dhex ifiimaysa qaarada Afrika oo rajo Badan Laga Qabo’ wasiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika.new.gif (282 bytes)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa haneenkii Khamiista ka qayb galay xaflad lagu daah furayay rug Ganacsi oo ay wada yeelan doonaan Ingiriiska iyo Somaliland oo la yidhaahdo (Angalo-Somaliland Chamber of Commerce.) ,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Sunday 21  Nov:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada London iyo Wafdiga Barlamanka JSL oo kulamo la yeeshay Dhigooda barlamanka Austrinew.gif (282 bytes)(Siilaanyo) iyo Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa saaka abaaro 07:00 aroornimo ka soo degay garoonka dayuuradaha ee Caalamiga ah ee Heathrow, waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay qaar ka mid ah Jaalliyada reer Somaliland ee magaalada London,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Monday 01  Nov:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Xaasaasiyadda Kulan ay Maanta Foodda Isku Darayaan Wasiirka Maaliyadda iyo Mudanayaasha Wakiillada.new.gif (282 bytes)Wasiirka maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo mudaneyaasha Golaha Wakiillada, ayaa Axadda maanta fooda isku daraya kulan lagu falanqayn doono arrimaha miisaaniyadda qaranka iyo kordhinta mushaharooyinka shaqaalaha dawladda iyo ciidammada,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Saturday 30  Oct:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Wasiirka Horumarinta Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ee Denmark Oo Dawlada Somaliland Guddoonsiyay Kaalmo Toos Ah, Kulana La Yeeshay Madaxweynahanew.gif (282 bytes)Wasiirka Horumarinta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee dawladda Denmark  Mr. Soren Pimd oo hogaaminayey wafti ka socda dalkaasi oo shalay booqasho ku yimid caasimada Somaliland ,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Tuesday 26  Oct:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland ayaa la kulmey safiirada u kale fadhiya ethiopia ingriiska iyo mareykanka.Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mohamed Cabdillahi cumar, ayaa kulammo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid ah diblomaasiyenta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)

 

Saturday 23  Oct:  2010    Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)

 Wasiirka Arimaha Dibedda iyo Iskaashga Caalamiga ee JSL oo la kulmay Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia iyo soo dhaweyntii General Feysal kamil taliyaha Madaxtooyada ee cusub.new.gif (282 bytes)Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashga Caalamiga ee Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillahi Cumer, oo beryahan ba ku jirey olele diblomasiyadeed oo kor loogu qaadayo xidhiidhka siyaasadeed iyo iskaashi ee Somaliland iyo wadamo jaarka ah, ayaa bishan October,20 keedii,(waxaa kuu raaaca wararkale oo cusub ee hoos u raac)+ sawiro

 

 

WARAKII HORE  More news  Page...1 2 3 4 5 6 7 8 9

 

    JUMP TO TOP     

free counters

Send your Article

 

HAMBALYO AROOS WACAN 

  

C/rahman Ibrahim  Xussein Iyo Sahra Mohamed Nuux

 

waresyiga qodal audio

 Isku aadka Worldcup 2010

 

 

Free Photo Albums from Bravenet.com

 

   

Wereysi Funaanka Rug cadaaga codka macaan Mahomed Ahmed Kuluc

Hudeydi is  King of Oud   Wereysi Full story

 Qodal©2009 All rights Reserved  (Webmaster Nasser ) update: London ,America and Africa

                   Qodalnews working in partnership with Gabiley.net

//-->