

Hordhac.
Ururka qodal waa urur dhalinyaro ah oo qurbo jooga ah, oo kale jooga dunida dacaldiisa kuna heshiiyey sida bahaweynta somaliland iyo kuwa qurbaha jooga, iskugu xidhi laheyd, iyogoo isticmaaalya aanad internet/ama website qodal.com si uu qofkastaa uga war qaato xaqiiqda ka jirta wadanka hooyo ama dunida dacaldiiisa, hadaba sababha loo asaasey waxaan ku xusney hoos.
Quality Observation Dailynews Around the world Latest (QODAL)
Qodabada Asaaska ururka Qodal
Sababaha ugu weynee loo asaasey uruka qodal news waxa weyi sidan hoo ku qoran:
-
Isku xidhka qurbojoogayaasha iyo kuwa wadankii hooyo jooga.
-
In shacbiweynaha somaliland iyo kuwa qurbaha jooga loo sameeyo aanad ama website ay kale socdaan dhamaan xaalada wadanka ka jirta iyo dhamaan dunida dacaladiisa.
-
Urukan qodal kuma saabsana wax qabiila ama siyaasad balse inuu yahey urur xaqiiqo doona.
-
Ururkani asaaskiisu waa xaqiiqo raadin, dhinacna uma liicsana waa urur dhex ah oo loogu yimaado xaqiiqada jirta.
-
Urukani marnaba ma ogalaan doona inuu daabaco wax lid ku ah jiritaanka somaliland, ama iska hor keeneya shacbiweynaha somaliland.
-
Urukani hadii aragti ama war usoo dirto iskama daabcayaan markiiba waa iney eegaan waxii dhiba ee kasoo gaadheya shabagada ama wax u dhimeya kala fogaashaha shacabka
-
Urukani waxuu fadhigiisu yahey England, London
-
UIrurkani wexey kale joogaan dhamaan dunida dacaladiisa oo dhan
-
Urukan waxaa la asaasey 15/09/09
-
Ururkani waxey ka kooban yahiin ama umadaxa godoomiye iyo gudoomiye ku xigeyn iyo xoogheyn iyo dhamaan wakiilo u fadhiya dhamaan dunida oo dhan.
Gudoomiyaha Ururka
N. A. Dahir Gudoomiyaha Uruka - Chairman webmaster@qodal.com or nasser@qodal.com


Gudoomiyaha ururka chairman
UK. LONDON
M. Ali Goodhi Gudoomiye Ku xigeyn - Vice chair mgoodhi@qodal.com
UK. LONDON

Gudoomiyaha bidix iyo G.kuxigeynka
Nimco .M. ibrahim - Secretery xoogheynta nimco@qodal.com
Hargeisa/Somaliland
Mohamed A. Hussein ( Mohamed case) afhayeenka ururka spokesman mohamedcase@qodal.com
UK. WALES. CARDIFF.
Haji Hamse A. Ismail Isku xidhaha ururka Youth Organisation relation hamse@qodal.com
UK LONDON
QODAL TV& RADIO


CONTACT: AMA NAGALA SOO XIDHIIDH
editor@qodal.com Waxii news ah oo kaliya
webmaster@qodal.com Waxii talo iyo tusaaleba ah
info@qodal.com Kusoo dir Tacsi,Meher,dhalasho.Aroos